
Haddii aad tahay magangalyo-doon oo aad rabto inaad dalbato Kaar Caafimaad ama cusboonaysiinta Kaarkaaga Caafimaadka, waxaad ka samayn kartaa degmo kasta ama magaalo kasta adoo fakis ugu diraya 22 605485 ama si toos ah Wasaaradda Caafimaadka. Waa inaad soo dirtaa foomka dalabka oo dhameystiran oo aad ku soo lifaaqdaa kobiyada warqadaada xaqiijinta, shahaadada diiwaangelinta Alienka (ARC) ee dhammaan xubnaha qoyskaaga iyo shahadada cawimada aad ka hesho Xafiska samafalka. Foomka dalabka waxaa laga heli karaa Xarumaha Adeegyada Muwaadiniinta (KEP). Hubso inaad dhammaystirto faahfaahinta cinwaanka si dhammaystiran madam kaarka caafimaadka boostada laguugu soo diri doono. Xusuusnow inaad ilaaliso kaarkaaga Caafimaadka ilaah tariqda !
https://www.moh.gov.cy/moh/moh.nsf/9708963BBC895E4FC2257BAD0045791A/$file/APPLICATION%20FOR%20MEDICAL%20CARD.pdf